← Cilmibaaris
● Hawl-galin Mashruuc buug · 2026

Buugga Baacil — habab cilmibaarista akadeemiyada Soomaaliyeed

Buug-waxbarasho oo wax-ku-ool ah oo habab-cilmibaareed loogu talagalay ardayda jaamacadda Soomaaliyeed — dib-u-qaabaynta habraaca caalamiga ah si uu ula jaanqaado xaqiiqada xogta maxalliga ah.